Tiir

Guddiga Asaxinta Dastuurka
Anoo ah Fadhil Sh.Mohamud Gudoomiyaha Xisbiga Tiir kunahadlaaya dhamaan codka xubnaha xisbiga ee kalajooga daafyaha caalamka waxaan ooga mahadcalin xubnaha guddiga dastuurka cusub sida waqtigooda qiimaha badan ay ugaliyayn iskudubaridka dastuurka dalka iyo dadkayaga Soomaaliyeed.

Hadaanu nahay Xisbiga Tiir waan akhrinay dhamaan qodobada dastuurka cusub ee qabyada ah. Waxbadan oo kamid ah qodobada dastuurka waxaa talobixin kadhiibtay dadkaladuwan oo Soomaaliyeed kuwaasoo soojeediyay in sikale loodhigo qodobada qaarkood. Sikastaba hanoqotee waxaa noocadaatay in ay jirto qodob kamuhiimsan dhamaan qodobada lacodsoday in sikale loodhigo ama labadalo.

Kadib markaan taariikhda siyaasadda dalkayna Soomaaliya dib u milicsanay waxaan ogaanay in aytahay caqabadda aan meelna lagaarilanahay siyaasadda kudhisan sadaxda awood sida “Madaxwayne, Ra’iisul wasaaraha iyo Afhayeenka Baarlamaanka”. Waxaan ognahay dhamaan maamuladii soomaray doowladihii kumeelgaarka ahaa lagabilaabo 1991 ilaa iyo hadda waxaa ragaadiyay khilaaf  udhaxeeyay sadaxda masuul ee kalahayay xilalka ‘madaxwaynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo afhayaynka baarlamaanka’ kuwaas oo caado kadhigtay  in hadba labo hashiiso midna labursado.

Waxaa mumiim ah in an cashir kabarano taariikhdu waxa ay inabari maya in aan kunoqnoqono hal qalad mararbadan. Sidaas tarteed Xisbiga Tiir waxuu soojaydinayaa in lagasaaro dastuurka qabyada ah qodobka kusaabsan jagada “Ra’iisul Wasaaraha” si ay siyaasadda dalkaynu unoqoto midkudhisan labo awood ‘Madaxwayne iyo Golahiisii; Baarlamaan iyo Afhayaynkoodii’.  Haday taasi hirgasho sanadkan aan kujirno maamul cusubna sidaas lagudhiso waxaa hubaal ah in aan halayno siyaasad ku anbaqaadi doonta sihabsami ah.

Waayo waxaa meesha kabixi sadaxdii awood ay ayagoo ishaysta waqtigu kudhicijiray markaste. Waxaa imaani in labada awood sida golaha madaxwaynaha iyo golaha baarlamaanku ay wax iskudiidaan maalmo kadibna ay waxkuhashiiyaan halkaasna siwadajir ah ay horay oogu dhaqaaqaan. Waxaa hubaal ah wadankastoo kajira dunida in uu leeyahay dhaqan ugaar ah markastana siyaasadda dalkooda waxay kudhisaan siwaafaqsan dhaqankooda ugaarka ah si ay ooga badbaadaan khilaaf ragaadiya geedi socodka siyaasadda dalkooda.

Hadaba hadaynunahay umadda Soomaaliyeed maxuuyahay dhaqanka gaarka inoo ah aynkaga duwanahay dunida kale kuwaas ooleh ‘madaxwayne, Ra’iisulwasaare iyo afhayayn baarlamaan? Waxaan kaga duwanahay umadaha kale “Qabyaaled” waayo hadii sikaste looguqeexo dastuurka in uu yahay madaxwaynuhu magac uyaal, Ra’iisul wasaaruhuna leeyahay awood buuxda oo uukumaamulo wadanka, markaste oo madaxwaynuhu waayo waxuu jacelyahay waxuu lasoobixi kaarkii ‘qabyaaladda’ asagoo kudhawaaqi ‘YAATOLAY’.

Kadibna waxaad arki dad yaaci oo burburin waxkastoo kahoryimaada dadkaas oon marnaba dhagjalaq usiinaynin waxkastoo loosheego. Sidaas darteed, waxaamuhiim ah in dalkaynu yeesho siyaasad kudhisan labo awood ookaliyah. Haddanu nahay Xisbiga Tiir waxaan kulatalin gudiga asaxinta dastuurka in ay kasaaraan qodobka khuseeya Ra’iisul wasaaraha dastuurka cusub nidaam kaasna lugudhaqan galiyo maamulka talada qaban doona sanadkan aan kujirno. Waxii talobixin dheeraad ah ood ubaahataan waxaanu idiinlanahay diyaar markaste ee nalasooxiriira.

Mahadsanidiin

Maamulka Xisbiga Tiir

info@tiir.org

www.tiir.org

Baaq kusocda madaxda doowladda Soomaaliya
Dhamaan xubnaha TFG,

Assalamu Calayikum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu,

Ogu horayntii anagoo ah Xisbiga Tiir waxaa farxad noo ah in aan u mahad celino dhamaan xubnaha doowladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya shaqada qaran ay hayaan habeen iyo maalin.

Haddaanu nahay Xisbiga Tiir waxaa noomuuqda in ay jirto Isfahan la’aan siyaasadeed oo dhaxyaala madaxda sare ee doowladda kumeelgaarka ah. Taasna waxaalagu xalinkaraa in la’ixtiraamo hadba xubnaha baarlamaanku meesha codkoodu  ubato.

Haddaan la’ixtiraamin codka baarlamaanka meesha uu ubato waxaa dhicikarta in dalku yeesho dhamaadka bishan aan kujirno ee Abriil labo madaxweeyne, labo re’iisulwasaare iyo labo afhayayn baarlamaan.  Taasna waxay keeni kartaan khasaare badan oo soogaara dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Haday dhacdo in dalku yeesho madax labo-labo kakooban 30 Abriil oo ah bishaan aan kujirno, waxaad ogaataan madaxda TFG doow in ay guushu raaci hadba kooxdii hesha taageerada shacabka Soomaaliyeed. Waayo, Soomaaliya waxaa iskaleh Soomaali, bulshada caalamkuna waxay kuqasbanyihiin in ay taageeraan hadba kooxda haysata taageerada shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa la’ogyahay in baarlamaanka Soomaaliya ay kulanyeeshayn kadibna u codeeyayn intoodii badnaayd in lagaqaado xilka afhayaynka baarlamaanka Shariif Hassan, kadibna waxay udoortayn gudoomiye baarlamaan Mudane Madoobe Nuunow Maxamed. Hasa ahaatee, ilaa iyo hadda madaxda doowladda kumeelgaarka ah wax ixtiraam ah maysan u muujinin codka tirada badan ee baarlamaadka.

Xaqiiqdii taasi waxay kayni kartaan in dalku yeesho madax tirobadan, taasoo ku ah meelkadhac wayn sharefta umadda Soomaaliyeed. Haddaanu nahay Xisbiga Tiir waxaan oogu baaqaynaa dhamaan madaxda sare ee doowladda TFG da in ay xushmeeyaan codka xubnaha baarlamaanka hadba maasha uu ubato waayo xilka ayhayaan waxay kuhelayn codka baarlamaanka.

Markastana xubnaha baarlamaaku waxay xaq uleeyihiin hadba kiishaqadiisa gudan waaya oo kamid ah madaxda sare ee doowladda TFG da in xilkii ay kaqaadaan midcusubna doortaa.  Ugu danbayntii, waxaan oogu baaqaynaa madaxda sare ee doowladda TFG da in ay isu tanaasulaan ayagoo isticmaali halkudhiga Xisbiga Tiir “Midnimo + Wadashaqayn + Isutanaasul = Hormar”.

Daacadnimo;

Fadhil Sh.Mohamud

Chairman

fadhil.s@tiir.org

www.tiir.org

Baaq iyo dhiiro galin
Ogu horayntii,  Xisbiga Tiir waxuu idiinka mahadcelinayaa shaqada aad uqabataan dadkiina iyo dalkiina xiligaan dhibka lagujiro, ayadoo inbadan oo idinkamid aheed ay naftoodii horay oogu weeday shaqada aad haysaan.

Xisbiga Tiir waxuu idin xasuusin hayaa in aad tihiin awooda oogu xoogbadan siyaasadda dalka Soomaaliya, xaqna u leedihiin ciddii kuxadgudubta hanaanka wanaagsan ee geedisocodka siyaasadda dalkiina in aad talaabo kadhan ah kaqaadaan hanoqoto ciddaas Madexweene, Ra’iisul wasaare ama Afhayayn Baarlamaan.

Waxaad ogaataan in aad idinku tihiin kuwa mudan inlaga hibeesto maya in aad idinku gaabsataan, waayo idinka ayaa doorta madexda sare sida Madexweenaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Afhayaynka Baarlamaanka, awoodna waxaad uleedihiin kii kasoobixi waaya masuuliyaddaad udooratayn in aad kaqaadaan xilka.

Xisbiga Tiir waxuu aaminsanyahay in aad tihiin geesiyaal utaagan aayaha dalkooda, iyo dadkooda, balse inbadan oo kamid ah shacabkiina Soomaaliyeed in ay  idiin arkaan sidaas sikaduwan, waayo waxaa markaste sumcaddiina kuciyaara madexda sare eed idinku xilka u doorataan kuwaas oo caado kadhigtay “isiijiid-isoojiid” kana doorbida dantooda khaaska ah middaguud ee dalka iyo dadka.

Xildhibaanadii umaddoo, hayeelina in aad noqotaan qabaaniin laquursado, hayeelina in aad noqotaan hannaadyo aan haybad lahayn, hayeelina dadkaad dooratayn in ay idinka dulboodaan, hayeelina dalkiinii oo daleednoqday in dugsi la idiintusiyo, hayeelina shaqadiinii oo ladayacaayo in aad dulqaadataan. Xisbiga Tiir waxuu idiinku baaqayaa in aad khilaafka dhaxdiina ah dhinac iskadhigtaa danaha dalkeena iyo dadkeena wadajir oogu istaagtaan, markastana noqotaan awooda jaangoosa geedisocodka siyaasadda dalka  Soomaaliya gudaha iyo dibada.

Xisbiga Tiir waxuu diyaar idiinlayahay in uu hiil iyo hooba idinlagarab istaago silooga saaro dalkeena marxaladan cakiran. Tiir waa xisbi siyaasi ah waxaana aas aasay dhalinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano ah kuna nool waqooyiga America waxna kubaratay. Xubnaha Xisbiga Tiir waxay ka kooban yihiin: dhalinyaro, oqoonyahano, culimo, ganacsato, abwaano, suxufiyiin, siyaasiyiin, waalidiin iyo waxgarad.

Idinkoo umahadsan fadlan booqda shabakaddaanada intarneedka WWW.TIIR.ORG nalana sooxiriirka waxii iskaashi siyaasadeed kusaabsan ood ubaahataan Insha-allah.

Mahadsanidiin;

Golaha Sare

info@tiir.org

Imperative Message
To the current Somali leaders President, Prime Minister and Speaker of the Parliament, we are proposing to you a technique of reconciliatory political dialogue to rescue Somalia today. We are reminding to you that political reconciliation is the ultimate goal of peace establishment in Somalia. Peace will occur when dialogue builds up a new relationship between you based on compromise, collaboration, forgiveness, and trust.

To reconcile your political conflict and lead together your nation into the right path, please kindly use the following four processes. Meet three of you round table, bring other key politicians with you, uphold the interest of your citizens rather than personal, and enable yourselves to grow beyond the past to re-establish a normalized, peaceful, and trusting relationship in the present. Always keep in-mind, political reconciliation is a very difficult and begin slow process.

To fully recover and rebuild our country will definitely take many years. However, in this year of 2012 to make peace reconciliation occur in Somalia, it is imperative each and every one of you be open-minded and respectful to others. We know civil war devastated both our citizens and country for decades and reconciliation cannot take place overnight or in months, perhaps not even in a year. However, the peace initiative and reconciliation process can be made by three of you now, and history will record your positive leadership legacy.

To make the peace reconciliation process successful in this year of 2012, establish analytical problem solving workshops as well as political dialogue processes to build sincerity, trust, forgiveness and mercy. If three of you compromise your differences and initiate a clear reconciliation roadmap, we “Tiir” will participate and contribute to the re-establishment of justice and peace in Somalia. We highly recommend three of you to establish truth and sincere political reconciliation processes, and then we will help you to make it real.

To make successful peace reconciliation occur in Somalia, it is imperative to establish a grassroots peace building, which brings together Somali ordinaries, educators, scholars, poets/singers, and caring people who may happen to be uneducated to contribute to a process of trust-building and political reconciliation over the long term. Remember, the process of conflict reconciliation generally includes compromise, collaboration, diplomacy and a creative peace building roadmap, which is what your citizens are expecting from you today.

Overall, compromise, collaboration, and forgiveness between three of you is essential in order to initiate political reconciliation in Somalia in this year of 2012. Forgiveness is a gift you can choose to give even if the person who mistreats you does not ask of it or even want it. In your situation, in order to resolve the political conflict between three of you, forgiveness is an unconditional response of the heart to rescue your nation and lead them into a better live.

Sincerely,

Executive Board

info@tiir.org