Tiir

Goolasha xisbiga

Xisbiga Tiir waxaa hoosta ooga xariiqan in ay dhaqan galiyaan qodobadaan hoos kuqoran:
1. Dhisidda doowlad damuqraatig ah oo kudhisan mabaadiida Islamka.
2. Dhisidda maxkamad madaxbanaan oo sixor ah wax uxukmisa.
3. Hormarinta adeega bulshada sida goobaha caafimaadka, waxbarashada, iyo wadooyinka.
4. Hormarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamka.
5. Hormarinta nolosha iyo xoriyatul qoolka.

Dugsi ma leh qabyaaladi waxeey dumiso mooyaane
(Timacadde)