Hadafka xisbiga
Hadafka Xisbiga Tiir waxaa weeye in ay xal uhelaan dhibaatada Soomaaliya, waxiidhacay markii lagujiray dagaalka sokeeye loodaayo taariikhda maya aargoosi. In lagu wacyigaliyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed fikirka ‘iskaa wax uqabso, gacmo wadajirbay waxkugooyaan, iyo qiimo waa qaranimo.
