Xubnaha xisbiga
Wadamada xubnaha xisbigu joogaan:
Xubnaha xisbiga Tiir waxaykala joogaan waddamada hoos kuqoran. Xisbiga Tiir waxay soodhawayn dhamaan xubnaha cusub ay raba in ay xubin kanoqdaan xisbiga. Qofkastoo raba in uu kanoqdo xubin xisbiga waxaan kacoso naynaa in uu soobuuxiyo fomka kujira websaydka xisbiga ay kamid noqoshada xisbiga kadibna waan lasooxiriiraynaa mudo labo maalmood ah gudahood ama kayer insha-allah.
1. Somalia
2. South Africa
3. Sudan
4. Djibouti
5. Egypt
6. Labiya
7. Yemen
8. Ethiopia
9. Kenya
10. Uganda
11. United States
12. Canada
13. Sweden
14. Malaysia
15. Great Brittan
16. Pakistan
