Ujeedada xisbiga

Ujeedada Xisbiga Tiir waxaa weeye in Soomaaliya loosameeyo doowlad damoqratid ah oo kudhisan mabaadiida Islaam ka, dadkeedu doortaan, kana shaqaysa danaha dadkayda iyo dalkayda. In lasooceliyo shareftii qaranimo ay Soomaaliya. In lagadhigo Soomaaliya meel nabad ah, cadaalad ah, hormarna kajirto.