Maxuu gooni layahay
Shantaan qodon ayuu Xisbiga Tiir gooni kaga yahay dhamaan xisbiyada siyasiga ah ay lawadaaga magaca Soomaaliga.
1. Waa xisbigii oogu horeeyay ee kudhawaaqa in uu yahay siyaasi kadib burburkii doowladdii dhaxe ee Soomaaliya.
2. Waa xisbi diyaar u ah in uu laxaaltamo dhamaan dadka kashaqaynaaya danaha umadda Soomaaliyeed.
3. Waa xisbi uqoronyahay sharci ay kudoortaan xubnahooda cusub ayagoo fiirinaaya qofka aqoontiisa, khibraddiisa, adeegiisa bulshada iyo Soomaali jaceelkiisa.
4. Waa xisbi aaminsan 4.5 in aan lugu xalinkarin dhibaatada Soomaaliya, loona baahan yahay in ladhiso siyaasad kudhisan xisbi-xisbi.
5. Waa xisbi xubnahiisu kakooban yahiin dhamaan umadda Soomaaliyeed, qofna kudiidin xubin noqoshadiisa sabab laxiirta qabiilkiisa, dadiisa, siyaasaddiis
hore iyo rag ama dumer a haantiisa.
